(Muqdisho) 05 Okt 2018 – Wadaadka Muqtaar Roobow Cali Abuu Mansuur, Shalay gelinkii hore waxa uu gaaray Magalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay, waxaana halkaasi uu kaga dhawaaqay inuu yahay musharrax u taagan Madaxweynenimada Koonfur Galbeed.
Wasaaradda Amniga Xukuumadda Soomaaliya ayaa qoraal ay soo saartay waxa ay Muqtaar Roobow ka joojisay inuu u tartamo xilka madaxweynaha Koonfur Galbeed,waxana ay sheegtay inay jiraan dhowr Sharuudood oo u diideyso inauu tartamo.
Halkan hoose ka akhri sababta loogu diidey…
Hadalsame Media