DHEGEYSO: Caruur u geeriyootay cudurka shuban biyoodka oo ka dilaacay Sh/hoose

0

(Muqdisho) 22 Luulyo 2018 – Cudurka shuban biyoodka ayaa lagu soo waramayaa inuu ka dilaacay degmada walaweyn ee shabeellaha hoose,kaas oo ritay caruur iyo dad waweyn.

Warar ayaa sheegaya in dadka cudurkaas uu soo ritay laga kala keenay deeganda hoostaga degmadaas oo aan laheyn xarumo cafaimaad…

Muuse Cabaas Cismaan oo ah wariye ku sugan gobolka shabeellada hoose ayaa sheegaya in xaalada dadka deegaanada ay aad u daran tahay, waxaana jira caruur u geeriyootay cudurkaa shuban biyoodka maalmihii lasoo dhaafay.

Halkan hoose ka dhageyso.

Hadalsame Media