DHEGEYSO: Haweenka Soomalida ee dalka Itoobiya oo sheegay in la xasuuqayo

0

(Muqdisho) 22 Luulyo 2018 – Qaar kamid ah haweenka soomaalida ee kunool dalka ithopia ayaa sheegay in aysan udulqaadan karin sii socoshaha colaada udhexeysa soomaaliya iyo oramada.

Deegaanada ay dagaan soomaalida dalka itoobiya ayaa inta badan isaga soo barakacay tuulooyinkii ay daganaayeen, waxaana halkaas ka dhacay xasuuq ay geesteen ciidamada oromada.

Haweenkan ayaa dowladda ITHOPIA ka codsadeen in sida ugu dhaqsiyaha badan ay usoo farahaliso si loo dhameeyo colaada taagan.

Halkan hoose ka dhageyso

Hadalsame Media