DEG DEG: Wefdigii Jubbaland oo ka baxay shirka Brussels

0

(Brussels) 16 Luulyo 2018 – Sida ay baahisey idaacadda Dalsan wafdigii ka socday dowlad goboleedka Jubbaland ee ku sugnaa halkaasi ayaa ka baxay shirkii ka soconay Brussels.

Xubnaha Wafdiga Jubbaland oo uu hoggaaminayo Madaxweyne Axmed Madoobe,ayaa waxaa la sheegay in daqiiqadihii u dambeeyey ee furitaanka shirkaas ay ka bexeen, iyaga oo ka cabanaya in isbedel lagu sameeyey ajandayaasha shirka.

Xubnaha Wafdiga Jubbaland oo uu hoggaaminayo Madaxweyne Axmed Madoobe, ayaa waxaa la sheegay in daqiiqadihii u dambeeyey ee furitaanka shirkaas ay ka bexeen shirka lamana oga waxa laga yeeli doono.

Hadalsame Media