DEG DEG: Qarax Xoogan Oo Muqdisho Laga Maqlay

0

(Muqdisho) 02 luulyo 2018- Waxaa goordhaw laga maqlay qeybo kamida magaalada muqdisho gaar ahaan dhinaca koonfureed qarax aad xoogan kaasoo loo maleenayo inuu yahay mid loo adeegsaday gaari.

qaraxa kadib waxaa sidoo kale la maqlay dhawaqa rasaas aad u dhaceesay, inkastoo aan jiada rasmiga la xaqiijin ilaa iyo hadda.

Saraakiisha gurmadka dagdaga ah oo aan la xiriirnay ilaa iyo hadda nooma suura galin inaa helo wax war ah oo kusaabsan qaraxaas.

lasoco wixii soo kordha…