Waa kuwee 10-ka dal ee ugu madaxa wayn qaaradda Afrika (Somalia maku jirtaa!?)

0

(Moscow) 12 Sebt 2023Waxaa lasoo saaray liiska 10-ka dal ee ay dadkeedu ugu madax wayn yihiin qaaradda madow ee Afrika sandkan 2023.

Waxaa kaalinta koowaad xirtey dalka Koonfur Afrika, waxaana kaalimaha afarta ah ee ugu sarreeya ku jira dalal dhaca gobol-qaaradeedka Koonfurta Afrika sida Zimbabwe, Lesotho iyo Malami oo ku xiga dalka 1-aad ku jira.

Waxaa dalalka Bariga Afrika ee ay Somalia ka mid tahay 10-ka sare ku metelaya dalalka deriska ah ee Kenya iyo Itoobiya oo ku kala jira 8-aad iyo 9-aad sida aad taxa kala sarraynta ka qooraansan karto.

Halkan hoose ka eeg liiska 10-ka sare:

  • 1) South Africa
  • 2) Zimbabwe
  • 3) Lesotho
  • 4) Malawi
  • 5) Angola
  • 6) Namibia
  • 7) Mozambique
  • 8) Kenya
  • 9) Ethiopia
  • 10) Sudan

Hadalsame Media