Waa kuwee kooxaha kulamada ugu badan guulystey taariikhda EPL? Macallimiin ka guulo badan kooxo waawayn

0

(London) 30 Maarso 2023 – Waxaa lasoo bandhigay diiwaanka kooxaha iyo weliba macallimiinta ugu guulaha badan horyaalka Ingiriiska ee EPL.

Waxaa kaalinta 1-aad sidii la filayayba ku jirta kooxda Man United oo sidoo kale ugu koobab badan EPL tan iyo markii magacaa loo bixiyey 1992-kii.

Man United waxay gaartey 718 guulood, waxaana 2-aad ku jirta Arsenal oo haysata 641 guulood.

Yeelkeede, tan ugu qosolka badani waa inay jiraan macallimiin ka guulo badan kooxo waawayn, sida Sir Alex Ferguson iyo Arsene Wenger oo kala haysta 528 iyo 476, sida ay u kala horreeyaan.

May be an image of 4 people and text that says '� Squawka @Squawka Most Premier League games won: 718- Manchester United 641- Arsenal 628- Chelsea 621- Liverpool 528- Alex Ferguson 517- Tottenham Hotspur 492- Manchester City 476- Arsène Wenger 424- Everton 394- Newcastle United'

Hadalsame Media