Kulamadii todobaadkan ugu waawayn Horyaallada EPL, Serie A, La Liga, Bundesliga iyo Ligue 1 (Daawo)

0

(Hadalsame) 29 Agoosto 2022 – Warbixin koobaysa dhammaanba kulamadii muhimka ahaa ee todobaadkan dhacay ee horyaallada EPL, Serie A, La Liga, Bundesliga iyo Ligue 1.

Waxaa natiijooyinka kulamadii dhacay kuwoodii ugu muhiimsanaa soo koobaya Maxamed Xaaji, Tifaftiraha Hadalsame Media ee hoos ka daawo…

Hadalsame Media