Ganacsade caan ah oo isagoo khudbaynaya mar qura dhulka ku dhacay kaddibna dhintay (Daawo)

0

(Hadalsame) 16 Agoosto 2022Ganacsadaha Sucuudiga ah ee Maxamed Al Qaxdaani ayaa u dhintay moowtal faje soo booddo ah.

Ninkan ayaa xilligii geeridiisa ka qaybgelayey shirka Carabta iyo Afrika, wuxuuna jeedinayey khudbo.

Wuxuu si gaar ah u ammaanayey madaxda kali-taliska ah ee dalalka Masar & Imaaraadka Carabta goortii uu dhulka mar qura ku dhacay.

Meesha ayaa laga qaaday waxaana la sheegay inuu dhintay in yar kaddib. Lama sheegin sababta caafimaad ee keentay inuu dhaco misna dhintio.

Halkan ka DAAWO…

Hadalsame Media