DAAWO: Su’aalo ku saabsan nolosha gaarka ah ee Sadi Manè. Xaas ma leeyahay? Ma mid baa u qarsan, mise?

0

(Hadalsame) 17 Juun 2022 – Su’aalo ku saabsan nolosha gaarka ah ee Sadi Manè. Xaas ma leeyahay? Ma mid baa u qarsan? Muxuuse ka aaminsan yahay dumarka isticmaala baraha bulshada?

Waxaan su’aalahan oo idil iyo in kaleba aan kaaga dherjinaynaa barnaamij aannu ka samaynay nolosha gaarka ah ee arbahan reer Afrika, waxaana soo jeedinaya Maxamed Xaaji.

Hadalsame Media