RASMI: XSHM oo markii 2-aad noqday Madaxwaynaha DF Somalia

0

(Muqdisho) 15 Maajo 2022 – Waxaa goor dhow Teendhada Afisyooni ku dhammaaday wareegga 3-aad ee doorashada madaxwaynaha cusub ee DF Somalia.

Waxaana doorashadan dadban oo ay codka dhiibanayeen Xildhibaannada labada aqal ee Baarlamanka 11-aad ee dalka 214 ku helay Xasan Sh. Maxamuud oo wareegga ugu dambeeya uga adkaaday Maxamed C. Farmaajo oo helay 110 cod.

Waxaan annagoo ah bahda Hadalsame Media dalka u rajaynaynaa qof uu ku dego!

Hadalsame Media