Weerar gaadmo ah oo qabsaday unug ka tirsan Ciidamada Berri-biyoodka ah ee Ruushka (Daawo)

0

(Hadalsame) 01 Maajo 2022 – Askari lug ah oo ka tirsan Ciidamada Badda ee Ruushka ayaa la toogtey isagoo ku sii cararaya dhismo. Lama carrabaabin goobta.

Askari kale oo isna ka tirsan isla Guutada Berri-biyoodka ah ee BTR-82 ayaa usoo noqonaya si uu uga caawiyo oo u jiido askarigii dhulka yaalley.

Sida laga soo xigtey Ruushka, askarigu ma noolaanin oo ma badbaadin.

Ha yeeshee, iadoo aan loo eegin waxa aad u malaynayso dagaalka Ukriane iyo Ruushka, ixtiraam askari kasta oo isku dayaya inuu badbaadiyo saaxiibkii dhaawacmay jeer rasaas culus lagu ridayo oo uu yool haysto.

Salaan ayaan u saaraynaa askarigaas.

Hadalsame Media