Weriyaha ruug caddaaga ah ee C/laahi Xaaji oo la waysan yahay (Halkan kala xiriir ehelka)

0

(London) 01 Abriil 2022 – Waxaa la la’yahay weriyaha ruug caddaaga ah ee Cabdullaahi Xaaji oo ku nool magaalada London.

Xaaji ayaa la waysan yahay ilaa shalaytoole iyadoo ay dad ugu war dambaysey isagoo joogey meesha gawaarida la dhigto ee Saldhigga Tareenka Victoria ee London.

Haddaad wacaalkiisa hesho ama aad hayso xog horseedi karta fadlan kala xiriir lambarrada hoos ka muuqda.

Hadalsame Media