(Muqdisho) 16 Maarso 2022 – Maraykanka ayaa si cad u taageeray Guddiga Heer Federaal ee Hirgelinta Doorashada.
Guddiga FEIT ayaa uu baaqay in ay soo xaroodaan xubnaha cusub ee Baarlamanka 11-aad, taasoo si aan sharci ahayn uga hor yimaadeen MW Maamullada Galmudug & KG.
Safaaradda Maraykanka ayaa soo qortay inay dhararayso xubnaha cusub marka la dhaariyo 14-ka Abriil.
Hadalsame Media
Facebook Comments