Hay’adda Försäkringskassan oo xaqiijisay in bilyan karoon ay dad uga qaateen qaabab khaldan (Dhegeyso)

0

(Hadalsame) 15 Feb 2022 – Khasnadda Caymiska Bulshada ee Försäkringskassan ayaa sanadkii hore baajisay bixinta lacag ka badan 850 milyan karoon oo si khalad ah ku bixi jirtey, taasoo la siinayey dad wax ku qaata si khiyaamo ah.

Sida ay Wakaaladda TT u sheegtay Britt-Marie Hultström, oo ah maamulaha howl-maalmeedka hay’adda.

Marka la eego kiisaska booliiska gaarey waxay ka koreen 330 iyagoo gaarey 480 intii u dhaxaysey 2020 ilaa 2021-kii oo ay Försäkringskassan dabagalkeeda kordhisey 53%.

Hadalsame Media