DHEGEYSO: ”Welwel ayuu nagu abuuray ololaha caruurta la qaatay!” – Ruqiya Cali

0

(Hadalsame) 10 Feb 2022 – Waxaa baryahaan barta internetka ka soconayay warbixino khaldan oo ka dhan ah oo sheegay in Hay’adda Arrimaha Bulshada ay carruuraha Muslimka ahi qaataan.

Ruqiya Cali oo ka mid ah Urur-dhaqameedka Islaamiga ee magaalada Trollhättan ayaa sheegtay in warbixinadani welwel ku abuurtay.

“Waxaa uu ka mid yahay mowduuca ay dadku ka wada hadlayaan hadda”, ayay sheegtay.

Hadalsame Media