Maraykanka oo agab ciidan oo uu Ruushka uga iibiyey dal Muslim ah ku wareejiyey isla dal Ruushka col la ah + Sawirro

0

(Kiev) 22 Jan 2022 – Maamulka MW Joe Biden ayaa waxa uu dedejinayaa wareejinta shan helikobter oo kuwa rakaabka iyo gaadiidka qaada ah oo la geynayo Kiev, iyadoo Washington ay ku adkaysanayso in Moscow ay hadda  ku dhowdahay inay “ku duusho” Ukraine daqiiqad kasta.

Diyaaradaha Helicopters-ka ee Mi-17 ayaa markii hore laga soo iibiyay Ruushka, waxaana ay dowladda Mareykanku ugu talagashay inay ku taageerto Ciidankii kala cararay ee Afgaanistaan, kahor inta aysan isu dhiibin Talibanka bishii Agoosto ee la soo dhaafay.

White House Press Secretary Jen Psaki confirmed on Friday that Congress has been notified of the move, which will be conducted under the Excess Defense Articles program. The State Department said on Thursday this was the “fastest transfer ever” for the US government.

Xoghayaha Warfaafinta ee Aqalka Cad Jen Psaki ayaa xaqiijisay in Jimcihii Koongrayska la ogeysiiyay tallaabadan, kaas oo lagu fulin doono barnaamij gaar ah oo la yiraahdo EDA.

Waaxda Arrimaha Dibedda Maraykanka ayaa Khamiista sheegtay in tillaabadani ay tahay “wareejintii ugu dhaqsiyaha badnayd abid” ee ay samayso Dowladda Federaalka Mareykanku.

The helicopters are already in Ukraine, which was servicing them on behalf of the Pentagon and was supposed to send them to Afghanistan until the Taliban takeover disrupted those plans. Ukrainian Defense Minister Alexey Reznikov requested them from the Pentagon in late November, along with ammunition also earmarked for the defunct Afghan Army, Foreign Policy reported last month.

Diyaaradahan qumaatiga u kaca ayaa horey ugu sugnaa dalka Ukraine, balse waxaa ay ku shaqeeynayeen magaca Pentagon-ka, waxaana la doonayey in loo diro dalka Afgaanistaan kahor inta aanay Taalibaan-ku qorshahaa fashilin markii ay la wareegeen dalkaasi.

Wasiirka Difaaca ee Ukraine, Alexey Reznikov, ayaa diyaaradahan iyo rasaastooda iyo hubkooda ka codsaday Pentagon-ka dabayaaqadii Nofeembar, sida uu qoray Foreign Policy bishii hore.

Staff Sgt. Todd Pouliot
An Afghan Mi-17 helicopter flown by Lt. Col. Bakhtullah, 377th Afghan Air Force Squadron commander, takes off for an air-assault training flight, May 29 from Kabul International Airport, Afghanistan. Bakhtullah and the squadron’s standardization officer, Maj. Farid, are participating in an air-assault planning certification course mentored by 10th Combat Aviation Brigade advisers in preparation to begin instructing their aviators in air mission planning procedures.

 

Hadalsame Media