“Waxaa la gaarey xilligii uu Farmaajo ummadda ka hor leexan lahaa” – Ilhaan Cumar

0

(Washington, DC) 27 Dis 2021 – Xildhibaanadda Aqalka Wakiilladda ee Koongarayska ku metesha Degmo ka tirsan Gobolka Minnesota ee Ilhaan Cumar ayaa ka hadashay xaaladda Somalia.

Ilhaan Cumar oo faafinaysa war sidoo kale kulul oo uu Maraykanku kasoo saaray xaaladds cakiran ayaa farta ku goddey MW Farmaajo.

Waxay sheegtay inuu sii fadhiyo sanad kaddib isagoo aanu xilkiisu u dhammaaday isla markaana ay doorashadu ragaaddey.

Waxay ku baaqday in la gaarey xilligii uu Farmaajo dhinac u bayri lahaa si dhaqse loogu ambaqaado doorashada daahday ee dalka.

Hadalsame Media