Sad Soomaali ah oo ay qoysaskoodu la’aayeen oo la helay (Akhri liiska magacyadooda)

0

(Warsaw) 28 Agoosto 2021 – Waxaa jirey qoysas Soomaaliyeed oo waysanaa xubno ka tirsan qoysaskaasi kuwaasoo wacaalkooda la la’aa raq iyo ruux.

Haddaba, waxaannu idiin soo gudbinaynaa liiska Soomaali bilihii lasoo dhaafay gaartey dalkaasi Poland.

Waxaa liiskan soo gudbiyey nin sheegay inuu yahay Guddoomiyaha Jaalliyada Soomaaliyeed ee dalka Poland.

Waxaa sidoo kale soconaya dedaallo loogu gurmanayo dad kale oo ku dhibaataysan xadka dalalka Poland iyo Belarusia, kaddib markii ay Poland xadkeeda xiratey.

Halkan hoose ka akhri liiska….

Hadalsame Media