KOOS CALI: Hooyo Soomaaliyeed oo adeege & kariye ka ah makhaayad ay Turki leeyihiin (Dhegeyso)

0

(Gothenburg) 19 Agoosto 2021 – Koos Cali Cilmi waa hooyo Soomaaliyeed oo ku dhaqan magaalada Göteborg waase qof hargaanti ah oo howlo fara badan ka qabata makhaayad Angreds Naan och Kebab oo ku taalla xaafadda Angered oo ay dad Turki ihi leeyiin.

”Cuntada waan qaybiyaa waana kariyaa, marka shaqooyin badan ayaan qabtaa.” ayay tiri Koos Cali Cilmi oo ah hooyo sidoo kale carruur haysata.

Hadalsame Media