”Waxaan caawiyey shirkado waawayn” – Gabar Soomaali ah oo hay’ad muhim ah madax ka noqotay

0

(Stockholm) 29 Abriil 2021 – Xayaat Ibraahim, madaxa Machadka ka Hortagga Laaluushka ayaa ku kortay xaafadda Järva.

  • Xayaat Ibraahim ayaa shirkadaha iswiidhishka ka caawisa sidii ay ganacsigooda laaluushka uga ilaalin lahaayeen.
  • ”Waxaan caawiyaa shirkado waaweyn oo meelo badan ka shaqeeya” ayey tiri Xayaat Ibraahim.

Hadalsame Media