AC Milan oo hal meel uga fiicnaatay kooxaha qaaradda Yurub oo idil (Arag qiimayntan)

0

(Yurub) 09 Maarso 2021 – Waxaa qiimayn lagu sameeyey dhamaaan qaaradda Yurub iyadoo la eegayo kooxaha soo badiyey kulamo dool ah (away) oo aysan garoonkooda ku ciyaaraynin.

TIRADA KULAMADA DOOLKA AH & DHIBCAHA AY KOOXUHU KA HELEEN 

Waxaa kaalinta 1-aad gashay kooxda AC Milan oo heshay 37 dhibcood iyadoo 14 kulan soo badisay. Waxaa ku xigta Man City oo 36 dhibcood 15 kulan 36 points in 15 Waxaa ku xigta Inter oo 34 dhibcood heshay 15 kulan.

Halkan ka arag…

  1. AC MILAN : 37 dhibcood (14 kulan oo badis ah)
  2. INTER : 34 dhibcood (15)
  3. ATALANTA : 28 dhibcood (14)
  4. NAPLES : 25 dhibcood (15)
  5. JUVENTUS : 24 dhibcood (14)
  6. LAZIO : 23 dhibcood (14)
  7. SASSUOLO : 21 dhibcood (15)
  8. VERONA : 20 dhibcood (15)
  9. ROME : 18 dhibcood (14)
  10. BENEVENTO : 18 dhibcood (14)
  11. SAMPDORIA : 16 dhibcood (15)
  12. UDINESE : 15 dhibcood (15)
  13. SPICE : 15 dhibcood (15)
  14. GENOA : 14 dhibcood (14)
  15. TURIN : 13 dhibcood (14)
  16. BOLOGNA : 13 dhibcood (15)
  17. CAGLIARI : 10 dhibcood (14)
  18. FIORENTINA : 10 dhibcood (14)
  19. PARMA : 9 dhibcood (14)
  20. CROTONE : 2 dhibcood (15)

Hadalsame Media