”Ma jirto cid naga baarta cudurka Covid-19” – Dugsiyada Sare ee Sweden oo dib loo furay & dhallinyarada Soomaalida ah oo ka hadashay arrin dhib keeni karta (Dhegeyso)

0

(Gothenburg) 21 Agoosto 2020 – Waxaa todobaadkan oo dhan dib u furmaya iskuullada sare ee dalka Sweden kuwaasoo markii hore loo xirey cudurka karoonaha dartii.

Haddaba waxaannu mikrafoonka la dhex qaadnay dhallinyarada Soomaaliyeed ee dhigta dugsiyada dare ee Göteborg kuwaasoo aan kala sheekaysannay arrimo badan oo ku saabsan hab-raacyada cusub ee la dhaqan geliyey si lagaga gaashaanto cudurka Covid-19.

Waxyaabaha aannu ogaanney waxaa ka mid ah in aanu jirin baaritaan ardayda lagu sameeynayo si loo ogaado kuwa qaba cudurka.

Halkan hoose ka dhegeyso…

Hadalsame Media