”7 bilood baan A-kassa jawaab ka sugayaa?” – Dhibaato haysata dadka ku shaqa beelay karoonaha

0

(Gothenburg) 21 Agoosto 2020 – Waxaa aad u dheeraaday safafka sugitaanka Khasnadda Caymiska Shaqa la’aanta ee A-kassa, kaddib markii ay bateen dadka ku shaqo waayey xasaradda dhaqaale ee ka dhashay cudurka Covid-19.

Catarina Eklund Ahlgren oo ah sharci yaqaanad ka tirsan Guddiga Kormeerka Caymiska Shaqaalaha ayaa sheegtay inuu sugitaanku qaadan karo bil ilaa 4 bilood.

Ha yeeshee, waxaa A-kassa jawaab muddo 7 bilood ah haatan ka sugaya welina ka la’ Axmed Daahir oo ka mid ah dadka dalabku u maqan yahay.

Halkan hoose ka dhegeyso….

Hadalsame Media