DHEGEYSO: ”Marka aan hindhiso waa inaan dadka u sharraxaa” – Sida uu karoonuhu u saameeyey nolosha Soomaalida

0

(Stockholm) 17 Luulyo 2020 – Waxaa dunida weli fara ba’an ku haya cudurka corona oo warac geddiyey hab-nololeedkii aanu naqaanney ee insaanka, dunidii kala xirey, dad badanna xabsi guri geliyey.

Haddaba, waxaannu mikrafoonka la dhex marnay qaar ka mid ah mujtamaca Soomaalida ah, kuwaas oo aanu waydiiney waxa ay cudurkan isla soo mareen iyo waxa iminka iska bedeley moowqifkoodii ku aaddanaa sida ay u arkaan cudurkan.

Hadalsame Media