”Soomaalidu waa UMMI dhega xiran!” – TV-ga SVT oo markale u gefey Soomaalida Sweden (Dhegeyso waxa uu sheegay & wixii laga yiri)

0

(Stockholm) 01 Abriil 2020 – TV-ga ugu wayn Sweden ee SVT yaa xalay warkiisa kusoo qaatay war sheegaya inay Soomaali badani dhib ku qabaan isticmaalka kombiyuutarka maadaama ay UMMI yihiin.

Haddaba waxaannu arrintaa ka waraysannay Khadar Shaani oo ah macallin software-ka ka dhiga iskuul ku yaalla Gothenburg, sidoo kalena weriye ah.

Waxaa waraysanaya Maxamed Xaaji

Hadalsame Media