DHEGEYSO: Arrin aad halis ugu ah bulshada oo ka jirta magaalooyinka waawayn ee Somalia

0

(Muqdisho) 12 Feb 2020 – Waxaa aad u liita hannaanka tayo dhowrka Somalia oo ay sii raacday ganacsiga Soomaalida oo iminka inta badan lumiyey anshixii, qiyamkii iyo dhowrsigii.

Waxaa iminka fara ba’an ay dawadani ku haysaa dhallinyarada Soomaaliyeed ee ku nool magaalooyin kala duwan.

Dawooyinkan oo ay ku jiraan kuwo lagula tacaalo xanuunada aadka u ba’an sida Morphine-ka iwm, kuwaasoo ay adag tahay in dalalka sharciga leh loo qoro qof aan u qalmin, balse Somalia si caadi ah loo iibiyo, sida shaaha iyo biyaha.

Waxaa ifafaalahan halista ah lagu soo qaatay barnaamijka Galka Baarista ee VOA ee hoos ka dhegeyso.

Hadalsame Media