Dal ay ”DEMBI” tahay inuu qofku lumo (Arag 40 sawir oo aysan doonayn inaad aragto)

0

(Pyongyang) 26 Jan 2020 – Wax badan baad ku arkaysaa North Korea, waa dal ay wax badan oo aad adigu damaanad ku haysato aysan suurtagal ka ahayn, lagugu xiri karo ama lagugu toogan karo.

Waxyaabaha aanad ku riyoon karin waxaa ka mid ah inaad wax sawirto, xitaa mid aad geed meel ku yaalla ka qaadayso, ama ilmahaaga oo dhoolla caddaynaya.

Waxaa se taaba kasii daran in aan la ogolayn inay dadka dalxiiska ihi ay dalkaa ku dhex lumaan.

Haddii aad dalkaa ku lunto adigoo dalxiis ah waxaa baxar ku jira naftaada iyo tan jid tusahaaga (tour guide), waxaanad mudan kartaa xabsi dheer oo aan xeer xor ah ku dhisnayn.

Halkan ka arag 40 sawir oo mamnuuc ka ah dalkaasi.

Hadalsame Media