Laba gabdhood oo Soomaali ah oo caalamka ka yaabiyey! (Guulo ay gaareen)

0

(Hadalsame) 10 Nof 2019 – Labadan gabdhood ee sawirka ka muuqda oo la kala yiraahdo Samiira iyo Saabiriin waa labo gabdhood oo walaalo ah oo maahiriin ku ah ciyaarta iskaakada ama shataranjiga.

Waxay ka qayb qaadayaan Koobka Da’yarta Shataranjiga Adduunka oo ay wacdaro ka dhigeen.

Waxay ka kala badiyeen dalalka Koonfur Afrika iyo Moldavia, iyagoo muujiyay xirfad, istaraajiyiyad, ku dhac iyo hal abuur.

Hadalsame Media