DHEGEYSO: Warbixin faahfaahsan oo ku saabsan kulamadii horyaallada EPL, Serie & La Liga (Tebintii Xaaji)

0

(Hadalsame) 01 Okt 2019 – Waxaa todobaadkan dhacay kulamo ka tirsan horyaallada qaaradda Yurub, gaar ahaan kuwooda waawayn sida Ingiriiska, Talyaaniga iyo Spain.

Natiijooyinkii kulamadaasi iyo warbixinno goos goos ah oo ku saabsan iyo weliba Cristiano Ronaldo oo ganaax mutaysan kara waxaa noo diyaariyay Maxamed Xaaji oo ah tifaftiraha Hadalsame.net ee hoos ka dhegeyso.

 

Hadalsame Media