DEG DEG: Siyaasi caan ah oo si xun loogu dhaawacay Kismaayo

0

(Kismaayo) 13 Sebt 2019 – Warar lagu kalsoon yahay oo haatan ka imanaya magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in halkaa lagu dhaawacay Abukaate Axmed jaamac Qalyar.

Ninkan ayaa ahaa Gudoomiyihii Golaha Badbaadada iyo isbedel doonka Jubbaland.

Dhaawaciisa ayaa lagu tilmaamay mid culus wuxuuna haatan ku jiraaa jiraa qaybta qalliinka ee Isbiyaalka Kismaayo, sida ay sheegayaan ilo wareedyo maxalli ah.

Hadalsame Media