DHEGEYSO: Falanqayn ku saabsan kulamadii todobaadkan ee EPL & Serie A (Max’ed Xaaji oo BBC uga warramay)

0

(Hadalsame) 26 Agoosto 2019 – Waxaa todobaadkan la ciyaaray Horyaalka Ingiriiska ee EPL iyadoo uu kulankii ugu adkaa ahaa midkii ay kooxda Liverpool ku bahdishey kooxda Arsenal. Waxaa sidoo kale laga yaabsaday kooxda Man United.

Waxaa kaloo todobaadkan markale oodda laga qaaday Horyaalka Serie A-da Talyaaniga dufcaddiisa 2019-20, kaasoo kooxaha laga yaabiyay ay ka mid yihiin AC Milan, Napoli oo fara cija leh ku fakatay iyo Roma oo raaskeeda lagu qabtay.

Waxaa kulamadaa BBC, gaar ahaan Bashkas Jug Soo Dhacay uga warramaya Maxamed Xaaji oo ah tifaftiraha Hadalsame.com ee halkan hoose ka dhegeyso.

 

Hadalsame Media