SSC NAPOLI VS INTER MILAN: Shaxda & safafka ay caawa kusoo geli karaan!

0

(Napoli) 19 Maajo 2019 – Waxaa caawa dheelaya labada kooxood ee SSC Napoli iyo Inter Milan, iyadoo aanu kulankani micno ugu fadhiyin, halka Inter ay uga xiran tahay rajadooda CL.

Dhanka Napoli: Kulanka ugu dambeeya ee ay fasalkan gurigeeda ku ciyaarayso, waxaa kooxda Ancelotti usoo kabtay Insigne balse waxaa weli ka maqan Ounas. Maksimovic ayaa isna kooxda kusoo laabtay.

Dhanka Inter: De Vrij iyo Politano ayay su’aal adagi dul saaran tahay, iyadoo ay adag tahay inuu soo kabto daafaca Dutch-ka ihi. Waaxda weerarka dhexe waxaa isku haysta Icardi-Lautaro Martinez. Waxaa kale oo jira tax dheer oo ah laacibiinta seegaya kulanka Empoli haddii ay jaallayaal qaataan sida: Borja Valero, Gagliardini, Perisic, Politano, Skriniar iyo Lautaro Martinez, taasoo Inter walacinaysa.

KAYDKA LABADA KOOXOOD:

  • 27 KARNEZIS, PIAI, 19 MAKSIMOVIC, 13 LUPERTO, 2 MALCUIT, 6 MARIO RUI, 34 YOUNES, 9 VERDI, 24 INSIGNE
  • 27 PADELLI, 46 BERNI, 21 CEDRIC, 13 RANOCCHIA, 29 DALBERT, 20 BORJA VALERO, 5 GAGLIARDINI, 15 JOAO MARIO, 16 POLITANO, 11 KEITA, 9 ICARDI

GANAAXAN

AAN LA HELI KARIN

  • Chiriches, Ounas
  • Vrsaljko, De Vrij

Hadalsame Media