DAAWO: Muqdisho oo ka mayranaysa MASHAQADII soo martay (Warbixin muuqaal ah)

0

(Muqdisho) 19 Maajo 2019 – Magaalada Muqdisho ee caasimadda Somalia ayaa waloow ay weli dhibaatooyin amaan la tacaalayso misna kasoo kabanaysa burbur xooggan oo ay sanado badan la deris ahayd.

Magaalada oo iminka loo dayactiray jidadkii qaar iyo nalalkii ifinayay ayaa kusoo baxday magaalo ilaa xad macquul ah, waloow ay weli aad uga dambayso caasimadaha waawayn ee Bariga Afrika, taasoo uu ugu wacan yahay burburkii ku dhacay dalka.

Hilinka Universal TV ayaa barnaamij muuqaal ah ka sameeyay isbedelka ka muuqda magaalada, isagoo soo waraystay dad kala duwan oo ku faraxsan.

Hadalsame Media