QM iyo DF Somalia oo markale isku dheggan (Warqad ashtako ah oo dowladda la gaarsiiyay)

0

– Xafiiska Taageerada QM ee Somalia ee UNSOS ayaa ashtako u gudbiyey wasaaradda arrimaha dibedda Soomaaliya, isaga oo ka cowdey hagardaamo haysata heshiisyadii ay labada dhinac (QM iyo DF Somalia) horay u galeen.