DEG DEG: Isku aadka Europa League oo la sameeyay (Arag sida la iskugu dhacayo)

0

(Nyon) 22 Feb 2019 – Waxaa la sameeyay isku aadka wareegga bug-baxda EL, kaasoo iska horkeenaya kooxaha Chelsea v Dynamo Kiev, Inter vs Eintracht Frankfurt, Napoli v Red Bull Salzburg iyo Arsenal v Stade Rennais.

Mabda’iyan, kulamadan ayaa la kala ciyaari doonaa Khamiis, 7 iyo 14 Maarso, aminta 18:55CET iyo 21:00CET, iyadoo jadwalka saxda ah lasoo saari doono isku aadka kaddib, balse kooxaha magacooda la hor sheego ayaa kulanka koowaad gurigooda ku dheeli doona. Haddaba hoos ka eeg isku aadka Europa League.

Arag isku aadka Europa League Wareegga-16 oo dhan:

Chelsea v Dynamo Kiev

Eintracht Frankfurt v Inter

Dinamo Zagreb v Benfica

Napoli v Red Bull Salzburg

Valencia v Krasnodar

Sevilla v Slavia Prague

Arsenal v Stade Rennais

Zenit St Petersburg v Villarreal

Hadalsame Media