20-KA SARE: Arag liiska 20-ka kooxood ee ugu lacagta badan Yurub

0

(Nyon) 24 Jan 2019 – Waxaa la soo saaray 20-ka kooxood ee ugu lacagta badan dhanka dakhliga kubadda cagta dunida, waxaana is bedelin 3-da sare oo ay ugu horreeyaan 2-da reer Spanish iyo Man United.

Dhanka Talyaaniga oo dakhli ahaan weli hooseeya tan iyo hoos u dhicii sanadihii dambe oo uu haatan kasoo kabanayo, waxaa ugu horreeysa Juventus oo kaalinta 11-aad taalla, sida ku cad warbixinta Deloitte Football Money League 2019.

Inter iyo Roma ayaa sara kac sameeyay, halka Milan ay aad hoos ugu dhacday sanadihii yaraa ee ugu dambeeyay dhanka dakhliga, taasoo ay haatan legdin ugu jirto sidii ay u sixi lahayd.

Arag taxa Deloitte Football Money League 2019 oo dhan:

1.    Real Madrid (€750.9m)

2.    Barcelona (€690.4m)

3.    Manchester United (€666m)

4.    Bayern Munich (€629.2m)

5.    Manchester City (€568.4m)

6.    Paris Saint-Germain (€541.7m)

7.    Liverpool (€513.7m)

8.    Chelsea (€505.7m)

9.    Arsenal (€439.2m)

10.  Tottenham Hotspur (€428.3m)

11.  Juventus (€394.9m)

12.  Borussia Fortmund (€317.2m)

13.  Atletico Madrid (€304.4m)

14.  Inter (€280.8m)

15.  Roma (€250m)

16.  Schalke (€243.8m)

17.  Everton (€212.9m)

18.  Milan (€207.7m)

19.  Newcastle United (€201.5m)

20.  West Ham United (€197.9m)

Hadalsame Media