TOOS u daawo: Kulanka Golaha Amaanka ee looga hadlayo xaaladda Somalia – LIVE

0
View of the Chamber while waiting for the SC meeting on situation in Gaza

(New York) 03 Jan 2019 – Waxaa haatan si toos ah u soconaysa warbixin ay QM ka dhegeeysanayso ergayga AU ugu qaybsan Somalia taasoo qayb ka ah warbixin laga dhegeeysanayo xaaladda siyaasadeed ee dalka.

Halkan ka daawo.

Hadalsame Media