Waa kuwee 3-da kooxood ee aan ilaa haatan laga badin qaaradda Yurub?

0

(Yurub) 30 Dis 2018 – Waxaa meel xasaasi ah maraya horyaallada qaaradda Yurub gaar ahaan kuwa waawayn ee EPL, Serie, La Liga iyo France Ligue 1.

Hadabba ilaa iminka waxaa jira 3 kooxood oo qura oo aan ilaa iminka dhinocooda dhulka la dhigin, waxayna kala yihiin Liverpool, Juventus iyo Paris Saint Germain.

Kooxahan ayaa sidoo kale hoggaanka u kala haya horyaallada Ingiriiska, Talyaaniga iyo Faransiiska oo ay weliba dhibco wanaagsan ka horreeyaan kooxaha ku xiga.

Hadalsame Media