Guddoonka Baarlamanka oo shir jaraa’id qabanaya – LIVE

0

(Muqdisho) 15 Dis 2018 – Waxaa goor dhow lagu wadaa inuu shir Jaraa’id qabto Guddoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Mursal.

Guddoonka ayaa maalmihii dambe ku sugnaa Hoteelka Shabeel oo uu si KMG ah xarun uga dhigtay kaddib markii uu ka guurey Villa Somalia.

Hoos ka daawo…

Hadalsame Media