Halkee Somalia ka gashay qiimaynta Baasaboorrada adduunka 2018 ee lasoo saaray?

0

(Abuu Dabeey) 03 Dis 2018 – Waxaa lasoo saaray jadwalka kala sarraynta baasaboorrada caalamka, iyadoo inta badan lagu kala horreeysiiyo inta dal ee fiise la’aan uu ku tegi karo qofka sita dal ku galkaas.

Halkan ka eeg liiska oo dhan…

Dalka Imaaraatka Carabta, ayaa noqday dalka ugu baasaboorka fiican caalamka, waxaana labaad galay dalalka Jarmanka iyo Singapore, halka ay kaalinta 3-aad galeen dalalka Scandinavia.


Marka la eego dalalka ku jira Jaamacadda Carabta, waxaa dabcan ugu horreeya Imaaraatka, waxaana ugu hooseeya dalka Ciraaq iyadoo ay Somalia ka baxday booskaas oo ay muddo dheer ku jirtey xilliyada burburka.

Hadalsame Media