AS ROMA VS REAL MADRID: Shaxda & safafka ay caawa kusoo geli karaan

0

(Roma) 27 Nof 2018 – Waxaa caawa garoonka Stadio Olympico ee magaalada Roma ku ballansan labada kooxood ee AS Roma iyo Real Madrid CF oo wada horkacaya wareeggooda G oo ay isku dhibco ku hayaan.

Dhanka Roma: Dzeko ayaa ka sheeganaya xanuun muruqa ah oo kasoo gaarey xerada tababarka Trigoria balse waa ciyaari karaa. Di Francesco ayaa shirka jaraa’id ka sheegay in aan la heli doonin Lorenzo Pellegrini, oo sidoo kale seegaya ciyaarta Inter. Wuxuu war sani kasoo yeerayaa goolwalaha reer Sweden ee Olsen, balse ma sama rajada Manolas.

Dhanka Real: Real Madrid ayaa doonaysa inay kasoo waaqsato guuldarradii xaraarayd ee ay Sabtigii la heshay kooxda Eibar 3-0 laqsiisay at Eibar in La Liga.

Camaaliqooyinka caasimadda ayaa kusoo gelaya shax 4-3-3 ah, waxaana weerarka buuxinaya Bale Benzema iyo Isco, iyadoo ay Real soo baxdo haddii ay badiso, waxay sidoo kale soo baxaysaa haddii CSKA garaaci waydo Victoria Plzen.

KAYDKA LABADA KOOXOOD:

  • 83 MIRANTE, 5 JUAN JESUS, 15 MARCANO, 19 CORIC, 34 KLUIVERT, 17 ÜNDER, 14. SCHICK
  • 13 CASILLA, 20 ASENSIO, 17 LUCAS VAZQUEZ, 7 MARIANO, 15 VALVERDE, 31 SANCHEZ, 25 VINICIUS

GANAAXAN

AAN LA HELI KARIN

  • Pastore, De Rossi, Perotti, Lo.Pellegrini
  • Navas, Casemiro, Nacho

Hadalsame Media