Funaanadaha Juventus ee fasalka xiga oo lasoo bandhigay + Sawirro

0

(Torino) 21 Nof 2018 – Waxaa weli bilow ah horyaallada maxalliga ah ee qaaradda Yurub oo uu midka Talyaaniguna ka mid yahay.

Yeelkeede, waxaa durba soo baxaya muuqaallo la sheegay inay yihiin funaanadda ay Juventus ku ciyaari doonto fasalka soo aaddan ee 2019-20, kuwaasoo ay naqshadeeysay sharikadda Adidas.

La_Bianconera ayaa daabacay muuqaaladan oo ay ku jirto funaanadda 2-aad oo ka kooban midabbada caddaanka iyo casaanka. Hoos ka eeg.

Hadalsame Media