ITALY VS USA: Shaxda & safafka ay caawa kusoo geli karaan!

0

(Brusells) 20 Nof 2018 – Xulka Talyaaniga ayaa caawa ciyaar saaxiibtinnimo ku wajahaya xulka Maraykanka oo ay kula dheelayaan dalka Belgium.

Xulka Azzurri ayaa gebi ahaanba bedeley 11-kii safnayd kulankii 0-0 ku idlaaday ee Portugal, wuxuuna macallinka Talyaaniga ee Roberto Mancini sheegay inuu doonayo inuu arko qaab-ciyaareedka da’yarta Talyaaniga ee soo baxaysa, sidaa darteedna uu fursad siinayo dhowr laacib oo soo baxaya, isagoo durba soo saaray Barella, Chiesa iwm.

KAYDKA LABADA KOOXOOD:

  • DONNARUMMA, CRAGNO, ACERBI, BIRAGHI, POLITANO, GRIFO, KEAN, GAGLIARDINI, MANCINI, PAVOLETTI
  • 1 GUZAN, 22 J. KLINSMANN, 26 LONG, 3 MIAZGA, 18 MORRE, 19 VILLAFANA, 21 ZIMMERMANN, 4 ADAMS, 9 DELGADO, 16 GREEN. 14 LLETGET, 7 WOOD

GANAAXAN

AAN LA HELI KARIN

Hadalsame Media