Shiikh Shaakir oo aqbalay casuumaadii Madaxwayne Farmaajo kana hadlay khilaafka dowladda dhexe iyo maamullada

0

(Muqdisho) 30 Okt 2018 – Madaxa Xukuumada Galmudug Shiikh Shaakir Cali Xasan ayaa sheegay in uu soo dhaweynayo gogoshii uu fidiyay Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ee ahaa inay Shir Wadatashi ah isugu yimaadaana Madaxda Dowlad Goboleedyada kaa soo ka dhacaya Magalada Muqdisho balse Dowlad Goboleedyada kale ay diideen.

Warqad qoraal ah oo ka soo baxday xafiiska madaxa Xukuumadda Maamulka Galmudug ayaa u muuqata mid horseedaya khilaaf Cuusb oo soo kala dhexgalay Madaxweyne Xaaf iyo Madaxa Xukuumadda Galmudug Maxamed Shaakir Cali Xasan.

Akhri qoraalka

Hadalsame Media