DAAWO: ISKA JIR: Baro 10-ka garoon ee ugu HALISAN caalamka (Qaybtii 4-aad)

0

(Hadalsame) 12 Sebt 2018 – Waxaa dunida ku yaalla waxyaabo cajiib ah oo ku yaalla meel aan ku qaab samayn ama juqraafi ahaan halisteeda leh, sida 10-ka garoon ee lagu tilmaamo kuwa ugu halisan caalamka.

1 – Narsarquaq Airport, Greenland

Si la mid ah jawiga cirif-barafeedka Antarctica, garoonkan oo ku yaalla gasiiradda wayn ee Greenland oo hoos tagta Denmarka waxaa had iyo gooraale ku daboolan baraf, kaaga darane dhabbaha lagu ordo oo dhami waa kaliya ilaa 1,800 oo mitir, taasoo ka dhigaysa garoonka ugu dhib badan ee lagu dego caalamka.

2 – MCAS Futenma, Okinawa, Japan

Waxaa garoonka celinaya 180 rukun oo shub ah si uu u xamilo canaabta dayuuradaha degaya, sida garoonka Madeira ee dalka Portugal.

Dhamaad….

Hadalsame Media