DAAWO: BIRIQ ku dhacday dabaqa Yurub ugu dheer + Sawirro

0

(St. Petersburg) 10 Sebt 2018 – Waxaa sawir nool lagu qabtay biriq ku dhacaysa dabaqa dheer ee Lakhta Center oo ku yaalla magaalada St. Petersburg, Russia, kaddib markii ay magaalada ka da’een roobab hillaac iyo biriq miiran ah.

Muuqaal ay dadka degaanku duubeen ayaa muujinaya danab qabsanaya dabaqa Lakhta oo ah midka Yurub ugu dheer, kaasoo wada ifinaya agagaarkii oo idil.

Hoos ka daawo:

Hadalsame Media