DHEGEYSO: Madaxweyne Xigeenka Puntland oo la saftay Dowlada dhexe!

0

(Garoowe) 08 Sebt 2018 – Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland Cabdixakiim Cumar Camey, ayaa si adag waxa uu ugu soo horjeestay go’aankii saaka ka soo baxay Madaxda Maamul Goboleedyada Soomaaliya.

Camey oo ku sugan Garowe, ayaa wariye Cabiqani Cabdulaahi oo ka tirsan Idaacada Kulmiye waxa uu u sheegay in uu ka soo horjeedo in xiriirka loo jaro Dowladda Dhexe ee Soomaaliya isla markaana waxa uu Hogaamiyayaasha Maamullada ku eedeeyay in ay dowladda ku eedaynayaan kaalintoodii oo ay gabeen.

Halkan hoose ka DHEGEYSO….

 

Hadalsame Media