Min Maldini, Totti ilaa Kaka, ka bogo xiddigihii hore ee daawanayay ciyaartii Milan-Roma + Sawirro

0

(Milano) 31 Agoosto 2018 – Waxaa goor dhow soo dhamaatay ciyaar adag oo xiise badnayd oo dhexmartay labada kooxood ee AC Milan iyo AS Roma, taasoo ay 2-1 ku badisay Milan ciyaar min gool laga diidey labada kooxood.

Haddaba, ciyaartan adag oo ka dhacday garoonka San Siro ayaa waxaa kasoo qayb galay halyeeyo hore oo kubadda cagta ah min Maldini, Totti, Leonardo, Kaka, Capello, Massaro, Abiatti, Candella, Oddo iwm.

Halkan ka eeg sawirrada laacibiintii hore ee kubadda cagta Talyaaniga.

Hadalsame Media