Soomaali magangelyo doon ah oo dil la yaab leh ka gaystey Jarmanka

0

(Berlin) 19 Agoosto 2018 – Nin ka tirsan Soomaalida magangelyo-doonka ah ee dalka Jarmalka, ayaa mindi ku dilay nin dhaqtar ah xilli uu ku sugnaa xarruntiisa caafimaad oo uu ka howlgalo.

Ma cada sababta keentay in ninkani falkaan sameeyo, hase ahaatee booliska ayaa baaritaan ku haya sababaha falkan u geeystay.

Dhaqtarka la dilay ayaa lugu sheegay magaciisa Joachim T oo 26 jir, ayaa dhaawicii soo gaarey oo halis ahaa markii dambe u dhintay, welina lama kashifin magaca wiilka Soomaaliga ah iyo wixii uu ahaa.

Hadalsame Media